waxaaba maalmahaani danbe ka socday magaalada Toronto abaabul sports oo aay si wada jir ah uga
shaqaaynayeen dhamaan odayaasha ama indheer garatka sportiga ee magaalada Toronto ee cariga Canada.
Sida caadaadu ahaan jirtay Toronto waxaa lagu qaban jiray cayaaro kubada cagta ah oo loogu magacaabijiray Somaliweek, oo uu qilaafkiisa aad u badnaa
sikastaaba ha ahaatee sanadooyin waa laaysla qaban jiray sanadana waa la kala qabsan jiray gudiyada maamulah cayaarahaasi, hadaba waxaad moodaa in sanadkani
uu ahaa sanadka kaliya oo la oran karo sanadkani aad baa laaysku soo dhawaaday oo Gudoomiya Baashi Ali Baashi si wanaagsan uga shaqeeyay.
Hasayeeshee waxaa Maalmahani danbe soo badatay qilaafaad aad ufara badan Shirar joogto ah iyo waliba fadhi ku dirarka oo aad u war haya cayaraha somali-week.
iyo sido kale rag filayay in loo dhiibi doono jagooyinka sar sare oo aygana meel ka soo jestay.
ka dib markii aanu weeydinay gudiga sare ee Today Su'aal ah maxaad ugu dari weeyseen odayashii hore ee sportiga somaaliyeed
oo aan halkaan hoose ku xusidoona magac yadooda ayaanu ka helnay ilal ka dhaw dhaw gudiga sare ee (Today) in la iloobay Odayaashaasi Gaara ahaan macalin Muuse,
Macalin Baruuno, Macalin Cabdi dheere, Macalin Gureey iyo waliba Qaarkaloo badan.
Ugu danbeeyntii Sedex Firqad ayaa loo kala baxay mida ugu weyn aay tahay gudiga Today Today2, iyo waliba sosca oo ayada bananka ka istaagtay gudiyadaasi.
waxaanu sugnaa waa yaa finalka u soo bixi doona sedexdasi gudi oo qaban dona cayaaraha Somali-week ee 2010.....
|