Deeyoo.com
Bilaajo.com
Cayaaraha.com
Somalisc.com
Goolka.com
Ciyaaro.com
Ilamos.com
Isboorti.com
Simbafc.com
Somali-youth
somaliweek.com
Somalsports
somsoccer
somsports
Togdheersports
Xiddigaha
ilaqosal
Kubadda.com
Kubadda.com
Kubadda.com
Kubadda.com
Kubadda.com
Cayaarihii Soomaali Week 2010 oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Sosca ayaa maalintii Axada Jul 11 2010 lagu soo gabagabeeyay garoonka weyn ee centennial park stadium Toronto Canada.
waxaana cayaarta Finalka isugu soo baxay kooxda Northern Stars iyo kooxda Rogester Newyork.
Cayaarta qeebteeda hore waxay ku dhamaatay 0/0 cayaarta qeebteedii labaad waxaa gool qurax badan madaxa ugu dhaliyay kooxda Northern Stars cayaartooyga numberka 8.
Rogester iyagana waxaa gool quruxbadan u dhaliyay cayaartooyga Number 11 oo cayaarta ka dhigay barbar dhac.
Daqiiqadihii ugu danbeeyay cayaarta ayaa waxaa usuurta galay in goolkii labaad ay dhaliyaan kooxda Northern stars isla cayaartooygii hore ee goosha u dhaliyay asiga oo muujiyay cayaar wanaag.
Sidaasna waxaa koobkii 2010 ku guulaystay kooxda Northern Stars.
Sidoo kale waxaa ciyaaraha fudud soo qaban qaabiyay macalin musse Nasir oo ka mid ah cayaartooda waaweyn ee Soomaaliya.
50M oo ay ku tartameen Gabdhaha waxaana ku guulaysatay Xaliimo Cusman
100M na waxaa ku guulaystay Mohamed Cali
200M na waxaa ku guulaystay Zakariya Mohamed
400M na waxaa ku guulaystay Bile Hasan
Waxaa cayaarahaan inoo suura geliyay inay qabsoomaan shirkada Dahabshiil iyo shirkada Qaran express iyo weliba shirkada Bakaal
Waxaana cayaarahaas odoy u ahaay macalin Duke iyo Macalin Musse iyo Cantar Jeenyo
Sidoo kale waxaa jiray tartan under 18 years old waxaan ku guulaystay Rogester newyork.
Sidoo kale waxaa jiray tartan under 12 years old waxaan ku guulaystay Xuud team.
Waxaana kaalinta labaad galay kooxda Sosca
Muqtar Ali Afgoye
Daawo Wareeysi Lib
Copyrights 2010 By: Sosca1.com